Waxaa maanta dalka ku soo laabtay Madaxweeyne Xassan Shiikh

Waxaa maanta magaalada muqdishow kusoo noqday guddigii uu hoggaaminayey madaxweeynaha dalka Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud,wafdigaas waxaa gagida dayuuradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha baarlamaanka Maxmad Shiikh Cusmaan Jawaari iyo Raiisulwasaaraha cusub mudane Cabdiwali Shiikh. Madaxweeynaha dalka Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayey waxaay kasoo laabteen shirkii ku sabsanaa arrimaha Koonfurta Suudan oo magaalada Nairobi … Continue reading Waxaa maanta dalka ku soo laabtay Madaxweeyne Xassan Shiikh